Warar
-
“Komishanka Mar walba Waxaa Laga Rabaa Inuu Garsoor Dhex dhexaad ah Noqdo, Xisbiyadana Dhex U Ahaado, Inkasta..”Xildhibaan Xoog.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Doorashooyinka isku sidkan ee la qabanayo sannadkan, waxaanu b...
Tuesday, January 19, 2021
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Sahaminta Shidaalka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada somalland ayaa ansixiyay xeerka sahaminta shidaalka oo mudo kooban ay ka doodayeen Xildhibaanada ayaa xeerkan ku meelmariyay cod gacan tag ah
https://youtu.be/JavMRiR9TM...
Tuesday, January 19, 2021
-
Maxamud Maxamed Qaalib Oo Sheegay Inuu Hankiisii Musharaxnimo Uga Tanaasulay Cabdi Qaxwe”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Maxamud Maxamed Qaalib Oo Sheegay Inuu Hankiisii Musharaxnimo Uga Tanaasulay Cabdi Qaxwe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/v2icOE2SFAg
Berberatoday.com...
Tuesday, January 19, 2021
-
Hogamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Raad Ee Dalka Jabuuti Oo Sheegay Mudaharaadyo Kasocdaan Dalkaas Dad Shacab Ahna La Xidhxidhay
Jabuuti(Berberatoday.com)-Hogamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Raad Ee Dalka Jabuuti Oo Sheegay Mudaharaadyo Kasocdaan Dalkaas Dad Shacab Ahna La Xidhxidhay
https://youtu.be/0Ne4DQ8gYt4
Berberato...
Tuesday, January 19, 2021
-
War-saxaafadeed”Xarunta Xuquuqal Insaanku Oo Canbaaraynaysay Xadhiga 4 Suxufi Oo Borama Ku Xidhan
19th January 2021- Xarunta Xuquuqal Insaanka ee Somaliland waxa ay ugu baaqaysaa xukuumadda Somaliland inay si dhaqso ah oo aan shardi ku xidhnayn u sii dayso suxufiyiinta afarta ah ee ay ku xidhay Boorama.
Xuseen Caateeye Gaaf...
Tuesday, January 19, 2021
-
Xafiiska Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Hannaankii Loo Maray Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday
Garoowe(Berberatoday.com)-Xafiiska difaaca xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay hannaankii loo maray in xasaanada lagaga qaado 8 xildhibaan oo katirsan barlamaanka dowlad goboleedka Puntland, kuwaas oo horaant...
Tuesday, January 19, 2021
-
Arsenal Oo Garoonkeeda Emirates Guul Raaxo Leh Kaga Gaardhay Kooxda Newcastle United
London(Berberatoday.com)-rsenal ayaa garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee ciyaarta a...
Tuesday, January 19, 2021
-
Ciyaaryahan Mezut Ozil Oo Ku Biiray Kooxda Fenerbahce Ee Dalka Turkiga
Istanbul(Berberatoday.com)-Mesut Ozil ayaa la soo warinayaa in diyaarad gaar ah oo Helicppter ah u qaadi doonto garoonka Kooxda Fenerbahce si halkaas loogu soo bandhigo xilli uu sameeyey mushahar dhimis waali ah si uu ugu biiro na...
Tuesday, January 19, 2021
-
“Diyaaradihii Xamar Joogay Ee Buufinayey Ayaxa Way Kici Waayeen Cabsi Darteed” Wasiir Beeraha Somaliland.
Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed Oo manta hortagay gudida jootada ah ee golaha guurtida ayaa sheegay in sanad hoos udhac wayni ku yimid waxsoosaarkii beeraha
Sidoo kale wasiir seed ayaa ka hadlay sida diy...
Tuesday, January 19, 2021
-
Cabdillaahi-Jawaan Oo Sharraxay Jidka Furan haddii Baarlamaanku Diido Ansixinta Xilliga loo muddeeyey Doorashada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan), ayaa Ka Hadlay Waxa uu Xalku noqonayo haddii ay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Ansixin waayaan Wakhtiga laysla qaatay ee loo Muddeeyey doorashooyin...
Tuesday, January 19, 2021
Next Page »
|
|